Andra språk/Other languages
Somali

Maadaama aad ka tirsan tahay dadyoowga ku nool degmada Umeå, ayaa waxaa goobtaan ka heli karta warbixinta adeegyada degmada Umeå. Cinwaan-maqaaleedyada dhinaca bidixda ku yaallaan waxaad ka akhrisan karta warbixinta adeegyada iyo sida adiga ugu faa´iideysan karto. Teeda kale, waxaa ku qoran lambarrada taleefanada ee warbixin faahfaahsan kala xiriiri karto.
Umeå kommun
Skolgatan 31A
901 84 Umeå
090-16 10 00
Mejl, telefon och
andra kontaktvägar
