Startsida Umeå kommun

Adeegga bulshada

Social service

Adeegga arrimaha bulshada waa adeeg dadwaynaha oo idil loogu talagalay, waxaa na maamula maamulka degmada. Xeerka adeegga arrimaha bulshada waxaa ku xusan nooca caawinaadda aad codsan karto iyo adeegga maamulka degmada aad ka heli karto. Dadwaynaha dalka Iswiidan waxay caawinadda ka codsan karaan maamulka degmada ay degan yihiin.

Adeegga arrimaha bulshada xil gaar ah ayaa carruurta, dhallinyarada, dadyoowga u dhibaataysan falxummada maandooriyeha, waayeelka, dadyoowga itaaldarran iyo dadyoowga qarabadooda daryeela ka saaran.

Kontakt

Umeå kommun
Skolgatan 31A
901 84 Umeå
090-16 10 00

Kontaktvägar
Felanmälan
Förslag, synpunkter

Genvägar

Sök på umea.se/kommun

Umeå är en kulturstad i Europa. Här finns två universitet, ett livskraftigt näringsliv och ett attraktivt utbud av kultur och fritid.
Umeå kommun är regionens största arbetsgivare. Med gemensamma krafter skapar vi välfärd och samhällsnytta för kommunens invånare.